Ciidamada Ahlu Sunna oo soo bandhigay Gaadiid Dagaal iyo hub ay qabsadeen (Sawirro)

Ciidamada Daacada u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan ay ku qabsadeen dagaal xoogan oo shalay ka dhacay deegaanka Bohol oo kuyaala duleedka magaalada Dhuusomareeb. Ahlu Sunna ayaa soo bandhigtay gaari gaashaaman ay lahaayeen ciidanka milatariga Soomnaaliya iyo gaadiid kale uu ku jiro Cabdi Bille, waxa ay sidoo … Continue reading Ciidamada Ahlu Sunna oo soo bandhigay Gaadiid Dagaal iyo hub ay qabsadeen (Sawirro)